Projects

Company ahaan Somalia, waxaan fulinaa mashruucyo kala duwan sida inaa fulino sports event, wacyi galin bulsho, iyo in si aad ah uga qaybqaada bilicda magaalada anagoo shaaracyada iyo meelkasta oo wax kar taraysa bilicda iyo aminga magaaladaba ku samayna lighting bilaasha ah